Ciyaartoyga  lyon Tungay ndembele ayaa saran shaashadaha naadiyada waaweynee premier luegue sida Chelsea, Manchester City, Liverpool iyo Tothenham kadib markii uu caawiyey sanadkii hore Amiens inay usoo gudubto ligue 1, wuxuu u wareegay lyon oo dhawaan ka badisay Man City kulankii champions luegue isagoo dhamaan France usoo saftay markii uGu horeysay ayaa lagu tilmaamayaa inuu kamid yahay midfielderada ugu fiican aduunka.

 

Follow

©2018 by northstar news. Proudly created with Wix.com